Madaxweyne dal caan ah oo bixiyey raali gelin ku aadan sharci uu jebiyey

Madaxweynaha dalka Austria Alexander Van der Bellen, ayaa raaligelin bixiyay kaddib markii uu jabiyay mid ka mid ah sharciyada lagula tacaalayo faafidda cudurka coronavirus. Maqaayad ku taala caasimadda Vienna ayuu madaxweynaha ka cashaynayay halkaasoo uu ku daahay, balse wuxuu baal maray tallaabooyinka iyo sharciyada bandawga ee ka jira dalkaas oo aan a ogoleyn in lagu … Continue reading Madaxweyne dal caan ah oo bixiyey raali gelin ku aadan sharci uu jebiyey